Daniele Donati oo gaaray Garawe lana kulmay Madaxweyne Gaas (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya Daniele Donati iyo wafdi uu hogaaminayay. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxa FAO  Daniele Donati ayaa waxa ay kawada hadleen arrimo ay kamid ahaayeen, Kalluumeysiga, daaweynta Xoolaha iyo Xanaaneyntooda, beeraha, dhirta iyo daaqa iyo sidii wax … Continue reading Daniele Donati oo gaaray Garawe lana kulmay Madaxweyne Gaas (Daawo Sawirada)